GalgaduudNews

Qarax aywax ku noqdeen ciidammo katirsan kuwa dowladda oo kadhacay suqabakaraha muqdisho
Ciidamada dowlada oo qaraxyo lagula eegtay Bakaaraha

Qaraxyo bambaano ayaa lagu weeraray askar ka tirsan

ciidamada dowladda KMG ah ee Somaaliya, xilli ay ku guda jireen

howlgal ay ku bur burinayeen

dhismooyin ganacsi oo sharci darro ah oo ku yaalla suuqa

Bakaraha Muqdisho.

Shan qof oo isugu jira rayid iyo askar ayaa weerarka ku dhaawacantay.

Taliye ku xigeenka ciidamada booliska ee gobolka Banaadir,

Cali Maxamuud Cali ayaa tilmaamay in qaraxyada kaddib ay howlgallo sameeyeen, isla markaana ay gacanta ku sodhigeen 40 qof oo la tuhmay.

Guddoomiyaha degmada Warta Nabada (Wardhiigley), Deeqo Cabdulqaadir Axmed ayaa ugu

baaqday shacabka in ay kashaqeeyaan amniga iyo bilic soo

celinta magaalada  Muqdisho.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa dhowaan howlo lagu

burburinayo dhismooyinka

ganacsi ee sharci darrada ah kabilaabay suuqa Bakaaraha, iyadoo ay arrintaasi soo dhoweeyeen qeybo ka mid ah bulshada.

Mohamed Abdulahi khalif(shine)

codka26@live.com

Gen. John: “Al Shabaab Falalka ay Geystaan Anigo Kirishtaan ah ayaa Og in Aanay ku jirin Shareecada Islaamka”
Taliyaha Ciidamada Ethiopia ee kusugan gobolada Bay iyo Bakool aya aad u cambaareeyey falalka ay Al shabaab u geystaan dadka kasoo horjeeda.

Gen. John oo hadal dheer ka jeediyey kulan ay magaalada Baydhabo kula yeesheen masuuliyiin Dawladda katirsan ayaa waxa uu sheegay in ay Al shabaab dilal macne darro ah u geystaan dadka rayidka ah.

John waxa uu sheegay in dadka ay dilaan Al shabaab ay yihiin muwaadiniin kasoo horjeeda Al shabaab iyo cid kasta oo nabadhelyo darro ka wadda dalka taasina ay tahay mid aad loo dulqaadan karin.

Gen. John waxa uu tilmaamay in uu daawaday muuqaallo muujinaayey falal ay geystaan Al shabaab kuwaasi oo isugu jira dad la gawracaayo sidii xoolahii iyo dad inta la aaso dhagax lagu dilaayo taasna waxa uu ku tilmaamay wax xitaa ka baxsan shareecada islaamka.

“Idinka Islaam ayaad tihiin, siweyn ayaad u garanaysaan diinka Islaamka, aniga Kirishtaan ayaan ahay laakiin waxaan aaminsanahay in falalka Al shabaab aanay ku jirin shareecada islaamka”, ayuu yiri Gen. John.

Taliyaha Ciidamada Ethiopia ee gobolada Bay iyo Bakool waxa uu ugu baaqay masuuliyiinta Dawladda KMG ah in ay keento qorshe lagu badbaadiyo noloshada dadka rayidka ah, sidoo kalena nidaam Dawladnimo looga hirgaliyo gudaha goboladaasi.

Ciidamada Ethiopia oo taageeraaya kuwa Dawladda KMG ah ayaa bishii February ee aan kasoo gunudbay waxay gacanta ku dhigeen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

Ciidamo ka tirsan Dowlada kmg ah oo isku farasaray Magaalada Baladweyne.
Magaalada Beledweyne ee xaruunta Gobolka Hiiraan waxaa maanta isku farasaaray ciidamo ka wada tirsan kuwa Dowlada KMG ah ee Soomaaliya, ee dhowaanahan joogay Magaalada Beledweyne iyo meelo ka tirsan Gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.

Ciidamada ka wada tirsan Dowlada KMG ah ee Soomaaliya ee ku dagaalamay Beledweyne ayaa la sheegayaa in ay isku qabsadeen lacag canshuur ah oo laga qaadeyey Galbeedka Magaalada xaruun ku taala.

Wararka aan helayno ayaa sheeegaya in dagaalkaasi ay ku dhinteen labba Askari oo ka tirsan Dowlada iyadoo uu dhaawac soo gaaray dhowr kale oo ka tirsan isla ciidamada Dowlada, waxaana markiiba arinta qaboojiyey ciidamo kale oo ka tirsan kuwa Dowlada.

Caddaawe Cilmi  oo maamulka Dowlada ee Hiiraan waxaa uu sheegay in ay arinta la qaboojiyey isla markaasna gacanta lagu dhigay ilaa 6-Askari oo ka tirsan ciidamada Dowlada, kuwaasi oo ku eedeysan arinta ka dhacday Magaalada Beledweyne iyagoo dhowaan talaabo laga qaadi doono.

Docda kale saraakiil ka tirsan kuwa ciidanka oo iyana warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in arinta la qaboojiyey oo aysan haatan waxba jirin, waxaana ay beeniyeen in dagaalka dhacay uu ahaa mid sidaasi u sii buuran, taas bedelkeeda waxaa ay ku tilmaameen is rasaasayn kooban oo buurnayn.

Xubno ka tirsan Qurba-joogta Galguduud ee Holland oo kulan yeeshay (SAWIRRO).
Magaalada Amsterdam ee dalka Holland ayaa shalay lagu qabtay shir ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen qaar ka mid ah aqoonyahanadda, indheergaradka, odayaasha, dhaqalinyaradda & haweenka ka soo jeeda gobolka Galguduud, waxaana shirkan oo ay soo qabanqaabiyeen ururka Himilo oo ah urur ay aasaaseen aqoonyahanno Soomaaliyeed oo fadhigoodu yahay dalka Holland, ay ujeedadiisu aheyd sidii qurba-joogta gobolka ay uga qeybqaadan laheyd dib u soo nooleynta adeegyadda muhiimka ah ee lagama maarmaanka u ah bulshadda ku dhaqan gobolka, gaar ahaan dhinacyadda caafimaadka & waxbarashadda.

Aasaasayaasha ururka Himilo oo kala ah:

Max’ed C/llaahi Axmed Guddoomiye

C/kariim Max’uud (Xoogsade) Lacag haye

C/llaahi Max’uud jimcaale (Timacadde) Xogheyn.

ayaa ugu horreyn kulankaasi ku furay warbixin ku saabsan waxyaabihii u qabsoomay ururkooda ilaa & waqtigii la aasaasay oo ku beegneyd 2006-dii, waxaana warbixintoodu ay ku xuseen in iyaga oo kaashanaya tiro aadu yar oo ka mid ah xulka bulshadda Galguduud ee ku dhaqan Holland ay u suurtagashay in ay isku xilsaaraan sidii ay wax uga qaban lahaayeen duruufaha adag ee ka jira gobolka.

Max’ed C/llaahi oo Guddoomiye ka ah ururka, kana mid ahaa dadkii hadalka furay wuxuu sheegay in markii ugu horreysay ee saddexdooda hindiseen dhismaha ururka in ay ka leexdeen in hadafka ururka loo weeciyo dhanka siyaasadda, oo ay u arkayeen dabeyl hadba dhinac u socota, wuxuuna xusay in ay doorteen in ay ku shaqeeyaan habka gargaarka, ee ku jiheysan in bulshadda gudaha wadanka ku dhaqan lala qeybsado dhibaatadda & xanuunka abaaraha, caafimaad xumidda, isla markaana xoogga la saaro sidii loo dhiiragelin lahaa intii karaankooda ah baahida aasaasiga ah ee lagama maarmaanka u ah bini’aadamka oo ah caafimaadka & waxbarashadda.

Max’ed wuxuu sheegay in ay la xiriireen Dr. Mahdi oo ah dhaqtar ka howlgala isbitaalka Istarliin ee magaalada Guriceel ku yaal, ayna u soo jeediyeen inuu kala taliyo maadaama uu gobolka ka shaqeynayo deegaanada dhibaatooyinka ugu culusi ay ka jiraan si buu yiri aan isugu geyno intii itaalkeena ah sidii aan ugu yaraan aan ugu mintidi laheyn inaan wax u qabano deegaanadaasi, waxaana uu sheegay in tallooyinkii Dr. Mahdi ay qaateen ay ku howlgaleen ayna howlo muhiim ah ka qabteen deegaanadaasi, waxaana shirkaasi lagu soo bandhigay sawiro muujinaya ceelal ay qodeen ururkaasi, iskuul ay dhiseen & taakuleyn kala duwan oo ay ka geysteen gobolka oo ay ugu dambeysay abaartii sanadkii 2011 ku dhifatay iku dhifatay Soomaaliya.

“Wax kasta oo aad haysato qiima ma leh, haddii aysan jirin damiir kugu qasbi kara inaad saacido dadkaaga, ujeeddadeenu waxey tahay siddii aan wax uga qaban laheyn baahida ma guuraanka ah ee haysata dadkeena, mashruucii ugu horreeyey ee aan fulinayna wuxuu ahaa mashruuca Mareerguur” ayuu yiri Max’ed.

Sidoo kale, dadkii shirkaasi ka hadlay oo aad u tiro badnaa, waxaa ka mid ahaa Ugaaska beesha Cayr ee H/gidir Ugaas Xassan Ugaas Max’ed Ugaas Nuur, waxaana khudbadihii ugu muhiimsan ay u dhaceen sidatan:

Ugaaska beesha Ceyr (Khadka taleefanka)

“Dalkii & dadkii ayaa maanta idiin baahan haddaad tihiin qurba-joogta, gobolkan maanta waxaa taabatay abaar, macluul & dhibaatooyin kala duwan oo saameeyey dad & duunyo intaba, isu-imaatinkiina waxaan ILLAAH idinka baryayaa inuu noqdo mid kheyr ku dhammaada, oo aad ummaddiina ku taageertaan”

Dadka ugu nugul ee dhibaataddu ay ragaadisay waxaa ka mid ah curyaamiinta gobolka, dadkaasi waa in ilgaar ah loo yeeshaa

Isku xirnaanta & iska warqabkuna waxey udub-dhexaad u tahay sidii loo heli lahaa bulsho iska kaashata sidii ay wax walba u wadaagu lahaayeen.

Ugaas Cali

Waxaan ka imid Biljamka, waxaana u imid inaan isku guubaabino ummadu maanta aad & aad ayey inoo soo fiirinayaan, marka xaalada lagu jiro loo fiiriyo waa xaalad runtii aad u liidata.

Deegaan kasta waxaa dhisaya dadkii annaga oo kale ahaa haddii ay caafimaad tahay, haddii dad la gacan qabanayo ay tahay waa dadkii anaga oo kale ahaa, arrintaasi waxey noqotay lagama maarmaan inaan iska xilsaarno, dadka howsha noocaas ah qabanayana waa dad is jecel, isuna kalsoon

Bini’aadamku waxey raadiyaan wax ay isku waafaqi karaan, laakiin Soomaalidu waxay xoogga saaraan wax ay isku khilaafi karaan,

Waxaana ummadda halkan isugu timid kula dardaarmayaa sadaqadu waa in ay gurigaaga ka billaabataa, waa inaan dadkeenii gadaal u eegnaa, oo aynaan waxba ka hagran, wixii aan qaban karana aan annagu marka hore isku tashanaa”.

C /kariin Xoogsade.

Himilo markaan aasaaseynay waxaan tiigsaneynay sidii ummadda gobolkaasi degan loo taageeri lahaa. annaga haddii annaga uu halkan ILLAAHEY nagu nabadgeliyey oo wax yar oo nolol & nabadgelyo ah aan ku haysano, ma waxaan niraah haddiiba annaga aan wax haysano ciddii kale oo gaajooneysa & ciddii jahli ku jirta maxaa iga galay, mise waxaan u damqanaa dadkeena dhibaateysan oo waxaan sameynaa gurmad dar ALLE AH.?”

C/llaahi Timacadde

Hal ku dhiga aan ku howlgalnay wuxuu ahaa Jeebkaaga mari inta aadan jeeb kale ku tashan, waxaana ilaa xad ku guuleysanay inaan wax xoogaa horumar ah sameyno.

Gobolku ma lahan Jaamacad, inta aysan imaan ma jirin cid istaagtay, dadka gobolka ayaan ugu baaqeynaa sidii loogu baraarugu lahaa in dadka gobolka degan laga dhiso dhinaca aqoonta si ay kheyrkood wax ula qeybsadaan”.

Xuseen Salaad

“In la isku caawiyo wanaaga waa arrin qofkii ka shaqeeya uu helayo ajir, ILLAAHEY wuxuusan raali ka aheyn dadkii isugu yimaada waa fashilmayaan taa ha la ogaado”

“Habka (standard) aad wax ku caawineyso waa muhiim ah inuu noqdo kan diiniga ah, hadduu kaasi khilaafo waa la fashilmayaa, is caawinta diinteenu waa noo ogoshahay. haddii annagu aan haysanno wax nagu filan

“Dhalinyaradii ugu dambeeyey ee shir noocan ah qabtay waxey aheyd 90-meeyadii, haddii waagaas la hirgelin lahaa oo wixii lagu balamay laga mira-dhalin lahaa wax dhab bey ahaan laheyd, laakiin waxaa lagu dhici waayey in la sii joogteeyo wixii lagu balamay, dadka marka ay isku tagaan oo fikirado la isku geeyo ayaa wax ka soo baxaan”

“Dad kasta oo isku mihnad ah waxey leeyihiin gacan saar, sidoo kale dad kasta oo gobol ka wada yimid waxey ku heshiin karaan in ay iska kaashaadaan sidiiay dadkooda wax ugu qaban lahaayeen”

“Sheekada hay’adaa na caawinaya, hay’ad kasta danteeda gaarka ah ayey leedahay, waxaa ugu wanaagsan waa in adiga jeebkaaga ay ka soo baxaan, oo ujeeddana adiga aad leedahay, waxaan rajeynayaa ambaqaad wanaagsan inuu noqdo shirkan maanta”

Cali Xassan Max’ed (Cali Istiila)

Waa arrin lagu farxo in maanta ay halkan ku kulmaan dad intaa tiro la’eg, oo ehel & askun isku ah, wixii aan ku fikir jiray in lagu dhaqaaqo ayaa maanta ii muuqanaya, waana soo jeedinayaa in xoogga la saaro sidii looga mira dhalin lahaa”

“Bini’aadamku waxa ugu wanaagsan ee taageerada in ay ka soo billaabato sidii tallooyin loo siin lahaa xaga waxbarashada”.

C/nuur C/llaahi Iidle

“Aan u istaagno sidii waddankeena wax looga qaban lahaa, Gobolka Galguduud waa dhulka kulul, waxa gubaya waa macdanta ku jirta, dadka yeysan naga dhiman oo ha loo gurmado, waxaana muhiim ah in waxbarashada xoogga la saaro, bini’aadamku waxey xoolaha kaga duwan yihiin waxbarashadda”

Zahro Naaleeye

“Isku xirnaantu waa waxyaabaha ugu muhiimsan ee lagu gaari karo baraaraha & barwaaqadda, dadku ma ahan oo keliya in ay jeebkooda dhaqaalaha ka bixiyaan, haddii ay yihiin ummadd horay u socota waxey heli karaan hay’ado wax la qabto oo ka saacida sidii ay u heli lahaayeen adeegyada muhiimka ah ee ay u baahan yihiin haddii ay tahay ceel la qodayo, ama iskuul la dhisayo”

“Waxaa laga yaabaa maanta inaan shirno haddana 1 sano kadib aan is aragno, taasina waa in laga gudbaa oo horay loo socdaa”

Holland 20 sano ayaa degannaa, labbaddii kun dad ayaa naga guuray, haddaan guurayo aniga Soomaaliya un baan tegayaa, badda meel macaan ma jirto, dhalinyaradda cusub ee sanadihii u dambeeyey yimid waxaan kula talinayaa in ay waddanka luqadiisa bartaan, kuna dedaalaan sidii ay u shaqeysan lahayaan waxna u baran lahaayeen”.

Gebagabadii kulankaasi ayaa lagu saaray guddi ka soo talo-bixiya sida ugu haboon ee loo sii ambaqaadi karo waxyaabihii la iskula soo qaaday kulanka, waxaana dib loogu balamay in shirarka ceynkaas ah la sii joogteeyo.

Xigasho. Wehelmedia

Kulan looga hadlayo Baraarujinta Kudhaqanka Shareecada Diinta islaamka oo lagu qabtay Caabudwaaq.
Kulankaan oo uu sooqaban qaabiyay Gudoomiyaha guud ee Maamulka Culimaa'udiinka Ahlusunna Waljameeca Sh. ibraahin Sh. Xasan Guureeye ayaa lagu qabtay Hoteel Salaama ee Degmada Caabudwaaq waxaana ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada iyo Culimaa'udiinka ka socday gobolada dhexe ee Soomaaliya. Sh. ibraahin oo daah furay kulankan ayaa ka hadlay ku dhaqanka shareecada diinta islaamka ah sida saxda ah isagoo ka digay in loo fasirto hab qaldan oo aan ahayn sunadii NABIGEENA MUXAMED (NNKH) Sheekhu waxaa uu si gaara oga digay isticmaanka xagjirnimada iyo argagaxisada taasoo uu ku dheeraaday kahadalkeeda iyo ku baraarujinta dadka ka soo qayb galay kulankan. Culimada ka qayb gashay kulankaan ayaa dhinacooda ka soo jeediyay Xurmada iyo Xaqdhowrka ay diinteena siinayso islaamka iyo nolosha suuban ee dadka, waxaana ay dhaliileen habka loo adeegsado xiliyadii dambe fasirka diinteena suuban ee tooska ah. Sh. Salaad Maxamed Kaariye oo ka socday culimada Degmada Matabaan ayaa dhankiisa waxaa uu ugu baaqay bulshada inay joogteeyaan kulamada noocaan ah si dadku ay oga tigtoonaadaan khatarta iyo khaladka ay dadka khaarkii ka bixiyaan fasirka ku dhaqanka Shareecada diinta islaamka. "Dadkeena Soomaaliyeed dhamaan waa islaam kulankaan maantana waxaaa uu xoojinayaa aniga aragtidayda ku dhaqanka wanaagsan ee diinteena ayuu yiri Sh. Salaad" oo aad u soo dhaweeeyay kulankan. Dhamaan ka qayb galayaashii kale oo ka hadlay goobta kulanka ayaa dhaqkooda ka codsaday culimada inay joogteeyaan kulamada looga hadlayo Ku dhaqanka Diinteena islaamka ah si dadka ay u daa'imaan Shjareecada Diinteena sida saxda ah. Waa markii ugu horaysay oo lagu qabto gobolada dhexe ee dalka kulan looga hadlayo Ku dhaqanka Diinteena sida saxda ah.

>?041C/kariin Axmed Bulxan Caabudwaaq

Ugaas-ka Ree Ow Xasan; Suldaanadii iyo Ugaasyadii waxaa magacadooda biliqeystay dad siyaasad iyo lacag doon ah
Ugaas-ka Ree Ow Xasan; Suldaanadii iyo Ugaasyadii waxaa magacadooda biliqeystay dad siyaasad iyo lacag doon ah

Xili shirkii Odayaasha ee Magaaladda Muqdisho uu hakad galay ayaa waxaa hadana dhinaca kale sii kordhaya qaar kamid ah Ugaasyadda Soomaaliyeed oo Madaxda dalka ku eedeynaya in ay si xun umaamulayaan odayaasha shirka ka qeyb galay.

Xariir uu warbaahinta lasoo sameeyay Ugaaska reer Ow Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Cabdulaahi Ugaas Axmed ayaa waxaa uu sheegay in Gudoomiyaha xilkiisa lagu muran san yahay Shariif Xasan Sh Aadan iyo kuxigeenkiisa C.Wali Muudey ay si aan sharci ahayn odayaal kale shirka ugeeyeen.

Arintaas oo ah mid beelo badan ku dhacday ayaa Ugaas Maxamed oo xilkaas ka dhexlay Walaakiisa Marxuum Ugaas Ibraahim ayaa waxaa uu sheegay in kal fadhiga Odayaasha la geeyay dad been abuur ah oo aan beesha ree ow Xasan matalin.

Ugaas Maxamed ayaa shirkiisa Jaraaid ku sheegey in uuu ka midi ahaa Ugaasyadii lagu martiqaadry shr ay qabanqaabisey Wasaarada arrimaha Gudaha iyo Hayadda CRD kaasoo uu sheegey in loogu diyaargaroobayey shirka haatan u socda Odoyaasha dhaqanka sidoo kale waxaa uu sheegey in uu ka mid ahaa Ugaasyadii heley Martiqaadkii Khaaska ahaa ee Madaxweynaha Dowladda Federaalka weliba waxaa uu sheegey in Madaxweynaha uu siiyey kaar uu ku soo galo Xafiiska Madaxweynaha Nasiibdaro waxaa uu sheegey in dhaqankii soo jireenka ahaa uu ku soo biirey Hogaaamiye dhaqameed Gacan ku rimis ah iyo Bililiqeysi joogto ah oo lagu hayo Hogaankii dhaqanka ee Rasmiga ahaa iyadoo la fiirinayo Danno gaar ahaaneed oo la is ka ilaawey danihii Umadda Soomaaliyeed.

“Maalintii la rabey in aan Xaroodo ayaa la ii sheegey in la xareeyyey Odey kale oo ku abtirsada Beesha oo dadkii aan Ugaaska u ahaa ay si aad ah ula yaabeen markaan weydiiyey waxaa la ii sheegey in Wasaarada Arimaha Gudaha uu ku cadaadiyey Shariif Xasan iyo rag kale oo la jecel in uu rabo in uu dib u soo celiyo Gudoomiye ku xigeenkii Baarlamaanka Cabdiweli Ibraahim Muudeey si taas Hubaal looga dhigo ayey shirka Odoyaasha dhaqanka soo dhex fariisiyeen nin odey ah oo aanan garaneyn halka laga keebey”ayuu yiri Ugaaska Maxamed.

Beesha Ree Ow Xasan ayaa waxaa uu ugu baaqey in ay il gaar ah ku eegaan ka qeyb galayaasha shirkaas gaar ahaan ergada ka socota Beesha Ree Ow Xasan maadaama ay shirka ka qeyb galayaan dad lacag lagu soo ijaartay sida uu hadalka udhigay

Sidoo kale Ugaas Maxamed ayaa ugu baaqaya Dowladda Federaalka , Qaramada Midoobey iyo Odyaasha Dhaqanka iyo Shacabka Soomaaliyeed in ay wax ka qabtaan sida loogu ciyaarey Dhaqankii Soomaaliyeed sidoo kale waxaa uu ugu baaqey Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed in ay shir deg deg ah isugu yimaadaan si looga arrinsado waxyaabaha ku soo kordhey dhaqankii soo jireenka ahaa ee Ummadda Soomaaliyeed waxaa hoos ka daalacan kartaa Lifaaqayada iyo Caddeymaha Ugaasnimada si ay kuugu cadaato xaqiiqda Jirta.

Hadalkan ayaa kusoo aadaya xili beelo badan oo kuwa Soomaaliya kamid ah ay sidaan oo kale cabasho ugu muujiyeen in siyaasiyiinta ay soo wadanayaan dad aan matalin beelaha ayna sidaas ku doonayaan mansab Siyaasadeed.

Xaaskaaga ku Abuur Xili Walbo Aay Ku aragto Inuu Jaceyl Cusub Ku Dhaco “Hadaba Halagaa Helo Qodobadaan”
Tobankaan qodob waa qodobo si xasaasi ah aan u soo xulay ragga soomaaliyeed waa qodobo laga waayay raga soomaaliyeed waa qodobo hadii aanu rag nahay agteena ka fudud balse xusuuusta dumarka ku qaali ah, waa qodobo ninkii ku dhaqmaa uu jaceylkiisa dhidib adag u taagay.

Haddaba waxaan xusuusinayaaa raga soomaaliyeed qodobadaani intooda badan weey ka baxsanyihiin xiliga haasaawaha, oo waxaan ka hadlayaa waa ninka iyo xaaskiisa, inkastoo aan kusoo qaadan doono qodobo xiliga lamaanaha la adeegsan karo.

Balse waxaa muhiim ah inaan xasuusiyo lamaanaha xiliga haasaawaha ah ku jiro ineey ka fogaadaan wax diinta ka baxsan oo aay iskula dhaqmaan wixiii aay ku dhaqmi lahaayeen naag iyo ninkeeda, waayo waxa koowaad ee lamaanaha haasaawahooda burburiyo ayaa ah wax aaysan gaarin ayagoo ku hamiyo oo ku dhaqmo hadaba ka fogoow waxeey diinta kaa xarimtay si xiriirkaaga mid usii jiro uu u noqdo.

Waxaa la xaqiijiyay lamaane kasta oo isku soo maro sida sharciga diinta in aay isku waarayaan balse kuwiii xiliga haasaawaha labo isqabto camal u dhaqmayay in xiligiii aay isguursadaan durba uu burburayo qoyskaasi, yeeysan ila tagin faaladu aan u daadago qormadeenii aheyd sida ninka xaaslaha ah uu marwadiisa kusoo jiidan karo.

Qodobka koowaad waxaad ogaataa dumarka ineey jeceylyihiin ninka naxariista u muujiyo, hadaba sidee ayaad ugu muujin kartaa xaaskaaga naxariis, xiliga fiidkii ah ee aad daawaneysiin telefeshinka hadii aad caruur leedahay caruurtu xiligaasi ayagaa isku mashquulsan adigana isku day inaad xaaskaaga mashquuliso oo aad ku seexiso xabadkaada kuna cayaar timaheeda,indhaheeda sidii qof qashin kabixinayo u nadiifi, adigoo adeegsanayo farahaada farta ugu dheer, suniyaheeda u salsallaax sidii qof u toosinayo oo kale.

Qodobka labaad wuxuu yahay in aad xaaskaaga kalkaaliye aad u noqoto macnaheyga in aad maqribkii markaad soo hoyaneysid aad horay ugu soo gado wax u fududeynayo shaqada guriga, sida adiga oo habeen soo gado kululeyso, halka aay cuntada markee kaa qaboowdo habeen walbo aay u kululeyn laheyd, adigoo nal usoo gado si hadii nalka idiin xirin waqti xun haduu gubto horay aad ugu badasho, adiga waxyaabaha dharka lagu dhaqo iyo waxyaabaha jikada maalinba hal hal ugu keenayo, taasina waxeey ku abuurtaa dumarka kalsooni waayo waxey xaqiiqsaneysaa inaad daryeeshid, daryeelka iyo kataxadarkana waa qodob aad qaali ugu ah lamaanaha caashaqa.

Qodobka sadaxaad xaaskaaga iyo caruurtaada meesha aad guriga ugu sharaxi laheyd fanaaniin iyo heeso waxaad ugu sharaxdaa culumo iyo muxaadarooyinka qoyska, runtii macaanta nolosha waxey ku jirtaa arimaha diinteena nafartay ooo lagu dhaqmo sidaa awgeed xooga saar inaad xaaskaaga iyo caruurtaada aad barto diinta islaamka iyo arimaha qoyska waxey ka tiri.

Qodobka Afaraad oo u danbeeyo wuxuu yahay in aad sameysataan xili adiga iyo xaaska idiin gaar ah oo aad mar walbo ugu sheekeyso maantay wixii aad magaalada kala soo kulantay iyo sidii aay shaqada kugu qabsoontay, runtii qodobkaan waa qaali xaaskaaga oo aad si naxariis leh ugu sheegto arimahaasi qalbigeeda waxaad ka dhisataaa daartii jaceylka ee aad ebid ku noolaan laheedeeen.

Maantay qodobadaasi intaas ayaan kusoo af xirayaa inkastoo aay aad u tiro badanyihiin qodobada ninka raga ahi uu xaaskiisa kusoo jiidan karo, balse maalin weliba mar ayaan kusoo qaadan doonaa qodobo ka turjumayo sida jaceylka adiga iyo lamaanahaada idiin dhaxeeyo loo kordhiyo, anagoo marna xaga dumarka ka hadli doono marna xaga raga Haduu ALLE idmo.

mohamed abdulahi khalif(shine)

email:codka26@live.com

Qaraxyo Xoogan oo Dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo Maanta ka dhacay Suuqa Weyn ee Bakaaraha
Waxaa Maanta Qaraxyo Dhimasho iyo dhaawac isugu jira uu ka dhacay Suuqa Weyn ee Bakaaraha kaa oo lala eegtay Masuuliyiin katirsan Maamulka Gobolka Banaadir iyo Ciidamo katirsan Dowlada oo halkaasi kusugnaa.

Qaraxyadan oo ahaa ilaa labo qarax ayaa lagu weeraray Ciidamada Dowlada iyo Masuuliyiin katirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo xiligaas hool galo bur burin ah kawaday Suuqa Cabdille Shideeyaha iyo qeybo kamid ah Suuqaasi.

Qaraxyadan ayaana inta la ogyahay waxaa ku dhintay ilaa Hal-Qof 5-kalana dhawacyo ayaa kasoo gaaray kuwaa oo isugu jira ASkar katirsan Ciidanka Dowlada KMG ee Soomaaliya iyo Dad rayid ah.

Qaraxyada kadib ayaaan Ciidamada Dowlada Rasaas xoogan fureen iyadoona hakad uu galay Ganacsigii Suuqa Cabdille Shideeyaha Daqiiqado kooban .

Ciidamada Dowlada ayaana Howlgalo markiiba sameeyeen Waxa ee gacanta kusoo dhigeen ilaa 4-qof oo looga shakisan yahay gacan ku lahaanshiyaha qaraxyadaasi maanta lagu weeraray.

Xaalada Suuqa Bakaaraha ayaa hada ah mid dagan waxaan hada si toos ah u furmay dhaq dhaqaqaa ganacsiya iyo isku socodka dadka.

dagaal ka dhacay Gobolka Jubbada hoose
Dagaal xoogan oo qasaare dhaliyay ayaa waxaa uu deegaanka Taabta ee gobalka J/Hoose ku dhexmaray saaka aroortii hore ciidamada DKMG ee soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Kenya iyo Alshabaab.

Goob joogayaal ayaa sheegaya in dagaalka uu ahaa mid culus oo la isu adeegsaday madaafiic calculus iyo rasaasta noocyadeeda kala duwan isla markaasna qasaare uu ka dhashay.

Dagaalka oo ah mid wali meelaha qaar ka socda ayaan la ogayn qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay wallow la sheegayo qasaaraha ugu badan inuu ka soo gaaray dhinacyadii dagaalamayay.

Taabta ayaa waxaa ay ka mid tahay deegaanada gobalka J/Hoose ee inta badan uu dagaalka ku dhex maro shabaab iyo dowlada.

Masuulki ka tirsana SKA ee dhacay lacagta oo gacanta lagu soo dhigay
Waxaa lagu guuleystay in gacanta lagu dhiggo ninkii shalay lacagta kala gambiyay Shirkadda SKA, oo ka hawl-gasha Garoonka Diyuuradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

C/sataar Xasan Cali oo ka mid ah howlwadeennada Warbaahinta Soomaalida ee Dalka Kenya ayaa wuxuu sheegay in gacanta lagu dhiggay Qasnajigii Guud ee Shirkada Maamusha Garoonka Diyaaraha Magaalada Muqdisho ee SKA, kaas oo la goostay lacag dhan seddex boqol iyo konton kun oo dollarka Maraykanka ah ($350,000US).

Waxaa la-ogaaday in ninkaasi gacanta lagu dhigay xilli uu ka soo degay Garoonka Diyuuradaha ee Degmada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya, iyadoo diyaaradaan ku sii jeeday Magaalada Nairobi, balse ay marka hore soo martay Degmada Wajeer.

Saraakiisha Waaxda Socdaalka ee Garoonka Diyuuradaha ee Wajeer ayaa waxay si weyn ay uga shakiyeen ninkaasi, iyagoona u gudbiyay dhinaca Magaalada Nairobi oo haataan lagu baaraayo, ninkaasi oo ay dhalashadiisu tahay Masaari, heystana Diinta Masiixiga.

Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya ayaan waxba kala socon wax yaabaha ka dhex dhacaaya Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, waxayna arintaan ay muujineysaa sida ay dalka uga hawl-gallaan shirkado shisheeye.