Wararka Maanta
Qarax aywax ku noqdeen ciidammo katirsan kuwa dowladda oo kadhacay suqabakaraha muqdisho
- May 20, 2012
Ciidamada dowlada oo qaraxyo lagula eegtay Bakaaraha
Qaraxyo bambaano ayaa lagu weeraray askar ka tirsan
ciidamada ...
Gen. John: “Al Shabaab Falalka ay Geystaan Anigo Kirishtaan ah ayaa Og in Aanay ku jirin Shareecada Islaamka”
- May 20, 2012
Taliyaha Ciidamada Ethiopia ee kusugan gobolada Bay iyo Bakool aya aad u cambaareeyey falalka ...
Ciidamo ka tirsan Dowlada kmg ah oo isku farasaray Magaalada Baladweyne.
- May 20, 2012
Magaalada Beledweyne ee xaruunta Gobolka Hiiraan waxaa maanta isku farasaaray ciidamo ka wada tirsan ...
Xubno ka tirsan Qurba-joogta Galguduud ee Holland oo kulan yeeshay (SAWIRRO).
- May 20, 2012
Magaalada Amsterdam ee dalka Holland ayaa shalay lagu qabtay shir ballaaran oo ay kasoo ...
Kulan looga hadlayo Baraarujinta Kudhaqanka Shareecada Diinta islaamka oo lagu qabtay Caabudwaaq.
- May 19, 2012
Kulankaan oo uu sooqaban qaabiyay Gudoomiyaha guud ee Maamulka Culimaa'udiinka Ahlusunna Waljameeca Sh. ibraahin ...
Ugaas-ka Ree Ow Xasan; Suldaanadii iyo Ugaasyadii waxaa magacadooda biliqeystay dad siyaasad iyo lacag doon ah
- May 19, 2012
Ugaas-ka Ree Ow Xasan; Suldaanadii iyo Ugaasyadii waxaa magacadooda biliqeystay dad siyaasad iyo lacag ...
Xaaskaaga ku Abuur Xili Walbo Aay Ku aragto Inuu Jaceyl Cusub Ku Dhaco “Hadaba Halagaa Helo Qodobadaan”
- May 19, 2012
Tobankaan qodob waa qodobo si xasaasi ah aan u soo xulay ragga soomaaliyeed waa ...
Qaraxyo Xoogan oo Dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo Maanta ka dhacay Suuqa Weyn ee Bakaaraha
- May 19, 2012
Waxaa Maanta Qaraxyo Dhimasho iyo dhaawac isugu jira uu ka dhacay Suuqa Weyn ee ...
dagaal ka dhacay Gobolka Jubbada hoose
- May 19, 2012
Dagaal xoogan oo qasaare dhaliyay ayaa waxaa uu deegaanka Taabta ee gobalka J/Hoose ku ...
Masuulki ka tirsana SKA ee dhacay lacagta oo gacanta lagu soo dhigay
- May 19, 2012
Waxaa lagu guuleystay in gacanta lagu dhiggo ninkii shalay lacagta kala gambiyay Shirkadda SKA, ...
Khilaaf so kala dhexgalay Ergadi Puntland uga qayb gali lahayd Shirka Muqdisho
- May 19, 2012
Ergooyinka gobolada Puntland uga qeybgali lahaa ansixinta dastuurka qabyo qoraalka oo shalay lagu waday ...
Saxiixeyaasha Heeshiska Road map oo Adis Ababa ku kulmaya. xog hoose
- May 19, 2012
Waxaa magaalada Adis Ababa ka socda qabanqaabadi ugu danbeysay ee Shirka ay isku imanayaan ...
Shil qasaaro sababay oo ka dhacay Waqoyiga Galgaduud
- May 18, 2012
Waxaa Ku Dhintay 1 Qof 4 Qofoodna Way Ku Dhaawacmeen Shil Baabuur Oo
Ka Dhacay ...
Daawo ceebta soo wajahdey gabarta somaalida ah ee ku nool Dalka Ingiriiska”Top vidio(
- May 18, 2012
Fadeexad iyo ceeb weyn ayaa waxaa la sheegay inay soo wajahday haweeney Soomaali ah ...
Itoobiya oo maxkamadeyneysa 11 qof oo argagixiso lagu eedeeyay
- May 18, 2012
Maxkamadda federaalka ee dalka Itoobiya ayaa go’aamisay in dacwad argagixisannimo lagu soo oogo 11 ...
Mid kamid ah Dowladaha Afrika oo guur wadareedkii ugu horeeyay u qabatay 1,000 haween ah (Daawo Sawirada)
- May 18, 2012
Maamulada diinta ee gobolada ay dadka muslimiinta ah degaan ee dalka Nigeria ayaa qabtay ...
Somaliland oo maanta Udabaal Dageyso 21 sano kadib Markii la aas aasay”Daawo
- May 18, 2012
21- sano kaddib ayaa waxaa maamulka Somaliland ee sheegay inuu ka go’ay Somaliweyn inteeda ...
Islaan Bashiir Islaan Maxamed oo si diiran loogu soo dhaweeyey magaaladda Muqdisho ( Sawiro)
- May 18, 2012
wafti uu horkacayo Islaan Bashiir Islaan Cabdile oo maanta ka soo kicitimay magaaladda Gaalkacyo ...
Ciidamaddi ugu horeyey ee Amisom oo kusiijeeda puntland.
- May 18, 2012
Waxaa dhawaan la filayaa in deegaanada Puntland ay tagaan
ciidamo ka socda Midowga Afrika gaar ...
hambalyo dhalasho oo farxad leh ayaa halkani laga dirayaa..
- May 17, 2012
Waxa hambalyo dhalasho halkani kadiraya dhamaan dadkani hoosku xusan oo ku kala nool dalka ...
Daawo Sawirada” Ciidamada AMISOM oo fariisimo ka sameestay Baydhabo Gawaaridoodana si caadi ah ugu dhax wata Magaalada
- May 17, 2012
Dhawaan Waxaa Gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay Boqolaal katirsan Ciidamada Midowga AFrika ...
Tacadiga loo geystay shacabka Soomaaliyed waa la isku xisaabtamayaa[1960-2012]
- May 17, 2012
Safiirka Soomaaliya u fadhiya magaalada Geneva oo dhowaan soo cago dhigtay magaalada Muqdisho ee ...
Mahiga “lama ogolaan karo in Qaswadayaal ay khalkhal geliyaan Hanaanka Nabada Soomaaliya”.
- May 17, 2012
Ergeyga Gaadhka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa hadal uu ...
Al-Shabaab oo shegay in gobolka Galgaduud ay soo farujiyeen.
- May 17, 2012
Xarakada alshabab ayaa sheegtay in ay si rasmi ah uga baxeen qaybo kamid ah ...
Faroole oo ka hadlay sababaha ku kalifay in uu Ergadi Puntland kale soo baxo Shirka Odayaasha
- May 17, 2012
Kaddib markii labo maalin ka hor ay odayaal-dhaqameed ka socday deeganada Puntland ay ka ...
Xildhibaan Barre Hiraale oo ku wajahan Muqdisho.
- May 17, 2012
Xildhibaan Barre Aadan Shire Barre {Hiiraale} oo todobaadkan gudihiisa soo gaaray degmada Ceel-waaq ee ...
shieks shirif”waa qasab wada hadal lalagalo somaliland sinabada somalia looga qeyb qaato
- May 16, 2012
Madaxweynaa dowlada KMG Soomaalia Sh Shariif Sh Axmed ayaa shaaca ka qaaday in dowladiisa ...
Munaasabad lagu xusayay Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May oo lagu qabtay Muqdisho (warbixin iyo SAWIRRO)
- May 16, 2012
Talaado, May 15, 2012 (Midnimossc) — Munaasabad lagu xusayay maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka ...
Kenya: Baar ku yaal magaalada Mombasa oo xalay la weeraray
- May 16, 2012
Ugu yaraan 1-qof ayaa ku dhintay 5-kalena way ku dhaawacmeen weerar xalay lagu qaaday ...
Daawo fadeexad iyo ceebta ku dhacday magalada Nairobi labadani qof ee gogol dhaafka samaynayey”Daawo”
- May 16, 2012
Dhacdo foolxumo iyo ceeb tii ugu xumeyd abid uguna yaabka badneyd ayaa waxaa la ...
Wafdi ka socda UN ka oo so garay Magaalada Cabudwaaq
- May 16, 2012
Wararka naga soo garaya Magaalada Cabudwaaq ee Bartamaha somalia aya waxaay tibaxayaan in Garoonka ...
Wararakii ugu danbeeyay ee dagaalo kadhacay magaaladda Garbaharey
- May 16, 2012
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo xoogan oo xalay ka dhacay magaaladda Garbaharey ...
Kooxo Hubaysan oo dil bareer aha ka gaystay Magaaladda Baydhabo
- May 16, 2012
Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in Kooxo ...